Skip to main content

Maaskarada wajiga

Maaskarada wajiga

Waji xirka, gaar ahaan ayaa si fiican u habboon, waji xir tayo sare leh sida N95s ama KN95s, ayaa ah qalab muhiim ah oo gacan ka geysanaya xaddidaadda fiditaanka COVID-19. Waji xirka ayaa si gaar ah muhiim ugu ah dadka ku jira kooxahan soo socda iyo dadka ay isku dhow yihiin:

  • 65 sano iyo ka weyn
  • oo leh xaalado caafimaad oo hoose oo qaarkood halis ugu jira cudurro daran
  • difaac la'aan
  • difaac la'aan
  • xanuun dareemaya

Carruurta da'doodu ka yar tahay 2 sano waa inaysan xidhin maaskaro.

Maaskaro ayaa lagula talinayaa gudaha iyo aagaha dad weynaha gaar ahaan: 

  • Daryeelka caafimaadka iyo xaruumana cilinigyada, oo ay ku jiraan isbitaallada, bukaan-socodka, tas-hiilaadka ilkaha, iyo farmashiyeyaasha
  • Goobaha daryeelka muddada-dheer

Urur kasta ayaa laga yaabaa inuu kaaga baahdo inaad wajiga xidhato. Waad ku mahadsan tahay ixtiraamka doorashada dadka si ay u sii wataan waji xirashada.


Macluumaad

Boorarka

Ganacsiyada, shaqaalaha, dugsiyada, goobaha xanaanada caruurta, iyo ururada

Ganacsiyada gaarka loo leeyahay, ururada, dugsiyada iyo goobaha xannaanada carruurta ayaa laga yaabaa inay wali doortaan inay lahaadaan shuruudaha maakarada, xitaa ka dib marka la qaado shuruudaha dawladda ee maaskarada. Boodhadhkan waxaa isticmaali kara xarumaha doorta inay dejiyaan siyaasadooda maaskarada.

expand_less