Skip to main content

Soomaali (Somali) - It's still a great day to ride

Soomaali (Somali)

Waxa waa maalin wanaagsan oo la raaco Metro

play_circle

Markale soo noqo.

Gal wixii macluumaad dheeraad ah? Caalamku wuu inasugayaa. Adigoo isticmaalaya Metro, ku xidhan dadka qiimaha kuu leh iyo meelaha aad u baahan tahay.

Macluumaad badan ka oogow sida loo raaco

Markale baadh.

Ma doon doonaysaa socod xiile leh? Dib u booqo kuwoo gaboobay, sidoo kale. Adiga oo isticmaalaya Metro, baadh dhamaan waxyaabaha ay Degmada King bixiso.

Qorshayso safar (Kaliya Ingiriisi)

Mar kale ku raaxayso.

Miyaad qorshaysatay? Farxad ma dareemeysaa! Adiga oo isticmaalaya Metro, ugu raaxayso noloshaada si wayn iyo sir, maalmaha waawayn iyo kuwa yaryar.

Baadh ikhtiyaarada gaadiidka dadwaynaha

Baadh ikhtiyaarada gaadiidka dadwaynaha

Waxaanu nahay nidaam bas iyo wax badan oo kale.
Baro dhamaan dariiqooyinka aad u raaci karto Metro Degmada King oo dhan.

Gaadiidka helitaanka

Metro waxaa ka go'an inay bixiso sinaan helitaanka adeegyadeena. Ka fikir sida aad u raacayso baska ama isku day mid kamid ah barnaamijyadeena tagaasida la wadaago, waxa aanu halkan u joognaa in aanu isku xidhno bulshadeena.

Macluumaad dheeraad ah ka oggow ikhtiyaarada qaabilaada

Ride Pingo

Balanso gaadi aad ku tagto oo aad kaga timaado Istaanka Kent iyo Kent Valley iyo meel kasta oo aad doonto inta aanu ka shaqayno.

Bilaw Ride Pingo (Kaliya Ingiriisi)

Via to Transit

ka balanso gaadhi app-ka Via to Transit si aad u qabato iyo marka aad ka imanayso gaadiidka dadwaynaha iyo xarumaha bulshada ee ku yaal Othello, Rainier Beach/Skyway, Renton iyo Tukwila.

Ku bilaw

ikhtiyaarada socdaalka Dalxiiska

Metro waxa uu bixiyaa ikhtiyaaro gaadiid oo dabacsan oo Degmada King ah. Ka dooro daladeena basaska ee balaadhan, adeegyada isku xidha, Gadiidka Biyaha, vanpool, tareenka fudud eeLink iyo kuwo kale oo badan.

Eeg dhamaan ikhtiyaarada socdaalka (Kaliya Ingiriisi)

Translation disclaimer

expand_less