Skip to main content

La Kulan Agaasimaha

La Kulan Agaasimaha

Julie Wise

Julie Wise was elected as the King County Elections Director in November 2015 to serve a four-year term, 2016-2019. King County is the 13th largest county in the nation and has approximately 1.3 million registered voters. Wise has served King County voters for more than 15 years as a champion of best practices in election administration within King County and throughout Washington State. Julie Wise waxaa loo doortay Agaasimaha Waaxda Doorashada Degmada King bishi Nofeembar 2015. Degmada King waa degmada 13aad ee ugu weyn dalka waxaana ka diiwaan gashan ku dhawaad 1.4 milyan oo codbixiyeyaal ah waana mid kamid ah maamulada ugu waaweyn dunida ee ku codeeya boostada. Labaatankii sano oo ay u adeegaysay codbixiyeyaasha Degmada King iyadoo ahayd maamulaha doorashada, Julie waxa ay hormuud u ahayd kordhinta helitaanka iyo amniga doorashooyinkeena.

Prior to her election in 2015, Wise served as the Deputy Director of Elections, managing all day-to-day operations of elections, but began her career at Elections in 2000, working as a temporary employee in the phone bank. Since then, she has held positions across the organization and continued her leadership training. Maamule doorasho oo gobol iyo qaran ahaan shahaadeysan, Wise waxaa heerar badan loogu aqoonsaday wax ku biirinteeda Doorashooyinka, oo ay ku jiraan: Abaalmarinta Rocky Kim Pioneer ee Isbahaysiga Kuuriyada Ameerika ee Washington, Abaalmarinta Dimuqraadiyadda Xarunta Doorashada qaranka, 2019 Hagaaji Dimuqraadiyadda Masuulka Ugu Horreeya Ee La Doorto Sanadka, iyo Abaalmarinta Wacyigelinta Codbixiyayaasha ee 2017 ee ka socotay Xoghayaha Gobolka.

A Washington State certified Election Administrator and nationally Certified Election Registration Administrator, Wise has been recognized at both the state and national level for her contributions to moving elections forward. This has included the Voter Outreach Award in 2017 from the Secretary of State, the King County Information and Technology Award, the National Association of Counties Achievement Awards, and the American Association of Political Consultants Pollie Awards and Campaign and Elections Reed Awards, both received for an exceptional voter outreach campaign. https://blogs.sos.wa.gov/fromourcorner/index.php/2017/06/wyman-honors-outstanding-county-elections-workers-2/ https://pollies.secure-platform.com/a/organizations/main/home https://www.campaignsandelections.com/campaign-insider/2018-reed-award-winners

Driven to remove barriers and increase access while ensuring accuracy, security and transparency, Wise has pursued significant reforms and innovative solutions. She has expanded voter outreach and education and increased voter access through the Voter Education Fund, a government, philanthropic and community partnership, with particular focus on voter access in underserved communities. Additionally, Wise has massively expanded ballot drop box locations from 10 to 60 and successfully added two additional languages; allowing voters to access election services in five overall: English, Spanish, Chinese, Korean and Vietnamese. In 2017, Elections upgraded to a new tabulation and voting system that better serves the County’s growing voter population, expediting vote tabulation and providing more significant results on election night. /depts/elections/education-and-outreach/voter-education-fund.aspx U jiheysan in meesha laga saaro caqabadaha iyadoo mudnaanta la siinayo saxnaanta, amniga iyo daah furnaanta, Wise waxa ay dabagal ku samysay dib-u-habeyno muhiim ah iyo xalal hal-abuurnimo leh. Waxa ay balaarisay wacyigelinta iyo waxbaridda codbixiyaha, iyada oo helitaanka codbixiyaha kor ugu qaadeysa Sanduuqa Waxbarashada Codbixiyaha, oo ah iskaashi samafal dadwayne oo noociisa aanan horay loo arag kaas oo lacag siiya ururada bulshada ee sameeya waxbarashada aasaasiga ah ee codbixiyayaasha iyo shaqada ka qeyb qaadashada ee bulshooyinka aan loo adeegin. Wise waxa ay si weyn u ballaarisay Sanduuqyada lagu rido warqadaha codbixinta oo ay ka soo bilowday 10 ilaa 70 waxa ayna ku guulaysatay inay ku darto laba luuqadood, oo ku siinaya helitaanka adeegyada doorashada iyo agab codbixin oo dhamaystiran wadar ahaan shan luqadood. Ololeheeda ay ku dooneysay isticmaalka bakhshado wata shaabado lacagtooda hore loo bixiyay ee Doorashooyinka Degmada King ayaa horseeday tallaabo gobolka oo dhan ah taas oo keentay in dhammaan codbixiyayaasha Washington hormaris looga bixiyo khidmada boostada.

Stay connected with Julie Ku xirnoow Julie

Kala soco Julie bogga Twitter-ka (@KCE_Director)

director-color

Arag ama soo dejiso sawir ka sii weyn

 View or download larger version.

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka
expand_less