Amniga iyo La Xisaabtanka
King County Elections has a number of cutting-edge election security measures in place and works with formal groups and partners who provide oversight to ensure the counting process is secure. Doorashooyinka Degmada King waxay leedahay dhawr tallaabo oo heer sare ah oo u diyaarsan amniga doorashada waxayna la shaqeysaa kooxo rasmi ah iyo la-hawlgalayaasha bixiya kormeerka si loo hubiyo in habka tirinta uu yahay mid sugan.
The public is invited to take a tour of the process. During an election, visitors are free to walk “the loop” in the Elections office where they can watch the entire journey a ballot takes, from the time it enters our mail sorter to when it is scanned into the system for tabulation.Dadweynaha waxaa lagu casuumayaa inay soo indha-indheeyaan hannaanka ay wax u socdaan. Inta doorashada lagu jiro, soo booqadeyaasha waxay xor u yihiin inay ku dhex socdaan “wareegga” xafiiska Doorashooyinka halkaas oo ay ka daawan karaan heerka ay warqadda codbixintu mareyso, laga soo bilaabo wakhtiga ay soo gasho kala soocaha warqadaheena boostada ilaa marka lagu iskaan-gareeyo nidaamka shax-u-sameynta.
Observers from both political parties are requested to be on site for every election as added assurance of oversight and accountability. If you would like to be an observer, please contact the political party with which you affiliate. Elections are also monitored and formally reviewed periodically by the Secretary of State’s office. Goobjoogeyaasha ka kala socda labada xisbi siyaasadeed waxaa laga codsadaa inay goobjoog ahaadaan doorasho kasta si ay hubin dheeraad ah ugu noqoto kormeerka iyo isla xisaabtanka. Haddii aad rabi lahayd inaad goobjooge noqoto, fadlan la xiriir xisbi siyaasadeedka aad xiriirka la leedahay. Doorashooyinka waxaa sidoo kale la socda oo si rasmi ahna dib-u-eegis si mar mar ah ugu sameeya xafiiska Xoghayaha Gobolka . .
The Citizens’ Election Oversight Committee monitors county elections and advises on a variety of issues. The 14-member committee is appointed by the County Council and includes representatives from the state, county, parties and organizations. Guddiga La Socodka Doorashada ee Muwaadiniinta waxa uu la socdaa doorashooyinka degmada wuxuuna ka talo bixiyaa arrimo kala duwan. Guddiga ka kooban 14-ka xubnood waxaa doorta Golaha Degmada waxaana ku jira wakiilo ka kala socdo gobolka, degmada, xisbiyada iyo ururada.
The Canvassing Board, with representatives from the County Council and Prosecutor’s Office, meets throughout each election to review challenged ballots and certify results. The Canvassing Board schedule is posted for each election. Guddiga Shahaadaynta Doorashooyinka oo leh wakiilo ka kala socdo Gollaha Degmada iyo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha, ayaa guud ahaan kulma doorasho kasta si ay dib-u-eegis ugu sameeyaan warqadaha codbixinta ee la xujeeyay waxayna shahaadeeyaan natiijooyinka. Jadwalka Guddiga Shahaadaynta Doorashooyinka ayaa la soo dhejiyaa doorasho kasta.
Every ballot returned to and received by King County Elections is accounted for at several points during its processing journey. Elections staff reconcile and account for every single ballot in the building on a daily basis. This reconciling process allows us to know exactly where each ballot is in the process, track trends and patterns, and identify and troubleshoot any potential issues. Each election is fully reconciled before certification and reconciliation reports are available online on each election’s results page. King County Elections has a long track record of complete reconciliation for each election without no discrepancies or unaccounted for ballots. Warqad codbixin kasta oo lagu soo celiyo soona gaarta Doorashooyinka Degmada King waxaa lagu tiriyaa dhowr meelood inta lagu jiro socdaalkeeda kala habeynta. Shaqaalaha doorashada waxay maalin walba hubiyaan isbarbardhigga oo ay ula xisaabtamaan warqad codbixin kasta oo dhismaha kujirta. Hannaankaan hubinta isbarbardhigga wuxuu noo oggolaanayaa inaan si sax ah u oggaano halka warqad codbixin kasta ay mareyso, inaan raad-raacno isbeddellada iyo qaababka, iyo in aan aqoonsano oo aan xalino wixii arrimo ah ee imaan kara. Doorasho kasta si buuxda ayaa la iskugu barbardhigaa shahaadaynta ka hor waxaana warbixinada hubinta isbarbardhigana doorasho kasta laga helayaa bogga natiijooyinka. Doorashooyinka Degmada King waxay doorasho kasta leeyihiin taariikh dheer oo hubinta isbarbardhigga ah oo dhammaystiran iyada oo aanay jirin wax farqi ah ama warqado codbixin ah oo aan la xisaabin.
Cutting-edge security measures Tallaabooyinka amniga ee heerka sare
A few of the security measures for each election: Dhawr tallaabo oo ka mid ah amniga doorasho kasta:
- Ballots and ballot processing areas are safeguarded by key card access and biometric controls that check fingerprints. Warqadaha codbixinta iyo aagaga kala habeynta warqadaha codbixinta waxaa lagu ilaaliyaa kaarka furaha ee gelitaanka iyo koontaroolada suulka la saaro ee hubinaya faraha.
- All staff, observers, visitors and media must be credentialed and wear a badge at all times. Color-coded lanyards allow for quick identification of security clearance. Dhammaan shaqaalaha, goobjoogeyaasha, soo booqadayaasha iyo warbaahinta waa in warqad aqoonsi loo sameeyo oo ay marwalba xirnaadaan calaamaddaas aqoonsiga. Xargaha qoorta ee midabada macnaha wata leh ayaa u oggolaanaya in si degdeg ah loo aqoonsado aagaga amniga ee loo oggol yahay.
- Staff and party observers participate in a Logic and Accuracy Test to ensure equipment will function properly in preparation for each election. Shaqaalaha iyo goobjoogeyaasha xisbiyada waxay ka qeyb galaan Tijaabinta Caqli-galnimada iyo Saxnaanta si loo xaqiijiyo in qalabku si sax ah u shaqeyn doono marka loo diyaar garoobayo doorasho kasta.
- More than 50 security cameras monitor the building 24 hours a day. In ka badan 50 kaamaro oo amniga ah ayaa kormeera dhismaha 24 saac maalintii.
- Building alarm systems are on doors and high security areas. Nidaamyada digniinta dhismaha ayaa ku xiran albaabada iyo meelaha ammaankoodu sareeyo.
- Coordination of site and ballot security with the Sheriff’s Office. Isku dubbaridka amniga goobta iyo warqadda codbixinta ee lala leeyahay Xafiiska Shariifowga.
- Ballots have a batching and tracking system. Warqadaha codbixinta waxa ay leeyihiin nidaamka kooxeynta iyo raad-raaca.
- A formal chain of custody process supports all movement of ballots. Habka silsiladda rasmiga ah ee gacan ku haynta waxa uu gacan ka geystaa dhammaan dhaqdhaqaaqyada warqadaha codbixinta.
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications