Skip to main content

Na daawo anagoo tallaabo qaadayna

Na daawo anagoo tallaabo qaadayna

We are not currently processing ballots. Watch our virtual tour video to see how we process ballots. Haddadan ma habeynayno warqadaha codbixinta. Daawo fiidiyowgeena dalxiiska muuqaalka ah si aad u aragto sida aan u habeyno warqadaha codbixinta.


See how ballots are processed by watching our live election cams. Arag sida warqadaha codbixinta loo habeeyo adigoo daawanaya kaamirooyinkeena doorashada ee tebinta tooska ah.

Sorting, opening, and scanning ballots do not happen every day or at all hours of the day. If we are not currently processing ballots, our virtual tour video will give you an idea of what we do. Kala soocida, furitaanka, iyo iskaan-gareynta warqadaha codbixinta lama sameeyo maalin kasta ama djammaan saacado walbo maalintii. Haddii aanan haddadan habeynaynin warqadaha codbixinta, fiidiyowgeena dalxiiska muuqaalka ah ayaa fikrad kaa siin doona waxa aanu sameyno.

Our webcams are experiencing technical difficulties when viewed on some browsers. We are working to resolve the issue. Thank you for your patience. Our webcams are experiencing technical difficulties when viewed on Internet Explorer. The webcams should work with Chrome, Firefox, Opera and Safari. Thank you for your patience. Kaamirooyinkeena oonleenka waxay qabaan cillado farsamo markii laga daawanayo baraawsarka Internet Explorer. Kaamirooyinka oonleenka waxay ku shaqeynayaan baraawsarrada Chrome, Firefox, Opera iyo Safari. Waad ku mahadsan tahay dulqaadkaaga.

Election Service Center Xarunta Adeegga Doorashada

This camera is experiencing technical difficulties Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-ESC

Watch Elections Service Center livestream Daawo tebinta tooska ah ee Xarunta Adeegga Doorashada

The Elections Service Center provides accessible voting and voter registration services. It opens about 20 days before each election to provide in-person, accessible voting for all voters, and specifically those voters who require assistance to vote privately and independently. Xarunta Adeegga Doorashooyinka waxay bixisaa adeegyada codbixinta iyo diiwaan gelinta codbixiyeyaasha. Waxaa la furaa 20 maalmood ka hor doorasho kasta si ay u bixiso codbixin shakhsi ahaan ah, gaar ahaana codbixiyeyaasha u baahan in laga caawiyo inay si gaar ah oo madax bannaan u codeeyaan.

Staff working at these stations during an election also perform regular administrative duties in between serving voters who visit the center. If there is no live stream or no activity, please check back again at another time or day. Shaqaalaha ka shaqeeya xarumahaan inta lagu jiro doorashada ayaa sidoo kale fuliya waajibaad maamul oo joogto ah oo u dhaxeysa u adeegidda codbixiyeyaasha booqda xarunta. Haddii aysan jirin tebin toos ah ama aysan ka jirin wax hawl ah, fadlan mar kale dib u eeg wakhti kale ama maalin kale.

Bakhaarka

web-cams-envelope-review

Ver transmisión de almacén

Incoming ballots are delivered to the warehouse at Elections Headquarters. Warqadaha codbixinta ee la soo celiyay waxaa la geeyaa bakhaarka ku yaala Xarunta Dhexe ee Doorashooyinka.

Ballots are then brought up the secure freight elevator to the ballot processing floor. Warqadaha codbixinta ayaa markaa ka dib lagu qaadaa wiishka xamuulka ee ammaanka ah oo geeya dabaqa lagu habeeyo warqadda codbixinta.

Ballots do not arrive every day, or at all hours. If there is no live stream or no activity in the warehouse, please check back again at another time or day. Warqadaha codbixinta lama keeno maalin kasta, ama dhammaan saacado walba. Haddii aysan jirin tebin toos ah ama aysan wax hawl ah ka jrin bakhaarka, fadlan dib u eeg mar kale wakhti kale ama maalin kale.

Kala Soocida

Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-ESC

Daawo tebinta tooska ah ee kala soocida

Marka warqadaha codbixinta loo geeyo Doorashooyinka Degmada King, saxiixa ku yaala bakhshad kasta ayaa waxaa iskaan ka qaada mashiinadeena kala soocida boostada waxaana si elektaroonig ahaan ah loogu diraa kooxda xaqiijinta saxiixa. Marka saxiixyada dib loo eego oo la aqbalo, waxaan bakhshadaha u diyaarinaa habka furitaanka anaga oo dusha sare ka jareyno bakhshadda si aan si fudud warqadda codbixinta uga soo saarno. Warqadaha codbixinta ee leh arrimo saxiixa la xiriira waxaa lagu hayaa meel ammaan ah oo horey uma socon karaan ilaa saxiixa laga xaqiijiyo. Tani waa marxaladda koowaad ee isla-xisaabtanka warqadda codbixinta.

Kala soocida lama sameeyo maalin kasta, ama dhammaan saacado walba. Haddii aysan jirin tebin toos ah ama aysan wax hawl ah ka jrin aagga kala soocida warqadda codbixinta, fadlan dib u eeg mar kale wakhti kale ama maalin kale.

Daawo tebinta tooska ah ee kala soocida 2

Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-ESC

Tebinta tooska ah ee kala soocida 2

Tebinta tooska ah ee kala soocida

This camera is experiencing technical difficulties Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-sorting

Watch sorting livestream Daawo tebinta tooska ah ee kala soocida

When ballots are delivered to King County Elections, the signature on each envelope is scanned by our mail sorting machines and sent electronically to the signature verification team. Once the signatures have been reviewed and accepted, we prepare envelopes for the opening process by cutting the top of the envelope for easier ballot extraction. Ballots with signature issues are held in secure storage and cannot move forward until the signature is verified. This is the first stage of ballot accountability. Ka hor intaanan la tirin wax warqad codbixin ah, sharcigu wuxuu u baahan yahay inaan si muuqaal ah saxiixa ku yaala bakhshad kasta oo warqad codbixin ah oo la soo celiyo u barbar dhigno saxiixa codbixiyaha ee faylka ku jira. Khabiirada tababaran waxay ka raadiyaan isku ekaanshaha guud sida jooga iyo kala dheeraanta xarfaha ama janjeersanaanta. Haddii saxiixyada ay is-yeeshaan, baakadda warqadda codbixinta waxaa loo oggolaadaa inay horey u socoto si loo furo. Haddii saxiixyadu aanay isku dhigmin ama saxiixa uu ka maqan yahay, baakadda warqadda codbixinta waa la calaamadeeyaa waxaana loo diraa in dib-u-eegis dheeraad ah lagu sameeyo.

Sorting does not happen every day, or at all hours. If there is no live stream or no activity in the ballot sorting area, please check back again at another time or day. Xaqiijinta saxiixa lama sameeyo maalin kasta, ama dhammaan saacado walba. Haddii aysan jirin tebin toos ah ama aysan wax hawl ah ka jrin aagga xaqiijinta saxiixa, fadlan mar kale dib u eeg wakhti kale ama maalin kale.

Warqadda Codbixinta ee Qaabka kale

Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-alternate-format

Tebinta tooska ah ee kala soocida Tebinta tooska ah ee kala soocida

Warqadaha codbixinta lagu soo celiyay iimeelka ama fakiska ee ka yimaada codbixiyeyaasha dalka u adeegga iyo kuwa dalka dibaddiisa, iyo sidoo kale wixii warqado codbixin ah ee lagu soo celiyay wax aan ahayn bakhshadaha soo celinta ee ay bixisay Doorashooyinka Degmada King, waxay u baahan yihiin maareyn gaar ah. Ballots returned by email or fax from service and overseas voters, as well as any ballots returned in something other than the King County Elections issued return envelope, require special handling.

 

Warqadahaan codbixinta waxaa isku geeya oo dib-u-eegis ku sameeya koox si gaar ah loogu tababaray si ay u ilaaliyaan sirta codbixiyaha iyo sax ahaanta. Kala habeynta warqadahaan codbixinta waxay badanaa u baahan tahay wakhti dheeraad ah maadaama howshu inta badan ay tahay mid gacanta lagu qabanayo.

Warqadaha codbixinta ee qaabka kale lama sameeyo maalin kasta, ama dhammaan saacado walba. Haddii aysan jirin tebin toos ah ama aysan wax hawl ah ka jrin aagga warqadaha codbixinta ee qaabka kale, fadlan dib u eeg mar kale wakhti kale ama maalin kale.

Alternate Format does not happen every day, or at all hours. If there is no live stream or no activity in the alternate format area, please check back again at another time or day.

Signature Verification Xaqiijinta Saxiixa

This camera is experiencing technical difficulties Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-sig-ver

Watch signature verification livestream Daawo tebinta tooska ah ee xaqiijinta saxiixa

Before any ballot is counted, the law requires that we visually compare the signature on every returned ballot envelope with the voter’s signature on file. Trained specialists look for general similarities such as height and spacing of letters or slants. If the signatures match, the ballot packet is approved to move forward to opening. If the signatures do not match or a signature is missing, the ballot packet is flagged and sent for further review. Antes de contar cualquier boleta, la ley requiere que se comparen visualmente las firmas en cada sobre de devolución de la boleta con la firma en el archivo del elector. Especialistas capacitados identifican características similares en las firmas, como la altura de los trazos, espacios entre letras o su inclinación. Si las firmas coinciden, el paquete de la boleta es aprobado para seguir a la etapa de abertura. Si las firmas no son iguales, o si no hay firma en el sobre de devolución de la boleta, el paquete de la boleta es marcado y enviado a otra área para una examinación adicional.

Approximately one to two percent of ballots returned in each election have a problem with the signature, which is referred to as a “challenge.” This requires the voter to resolve the issue before their ballot may be processed. The majority of challenges are simply because the voter did not sign the envelope. Many signatures on the envelope do not match what is on file. While there are many reasons this could happen, common reasons include the length of time since the voter first registered to vote or a voter initialing instead of signing. We contact voters by letter, email and phone with instructions on how to resolve the issue and they have until the day before the election is certified to respond. Aproximadamente el uno o el dos por ciento de las boletas entregadas en cada elección tienen un problema con la firma, a lo cual se refiere como una “recusación.” Esto requiere que el elector resuelva el problema con su firma antes de que su boleta pueda ser procesada. La mayoría de las recusaciones es simplemente debido a que el elector no firmó el sobre. Muchas de las firmas en los sobres no coinciden con las firmas en nuestros archivos. Aunque hay muchas razones por las cuales esto puede suceder, las razones comunes incluyen el tiempo que ha transcurrido desde que el elector se inscribió para votar por primera vez o que un elector use sus iniciales en vez de su firma. Contactamos a los electores por carta, correo electrónico o por teléfono, con instrucciones sobre como resolver el problema y tienen hasta el día antes de que la elección sea certificada para responder.

Signature verification does not happen every day, or at all hours. If there is no live stream or no activity in the signature verification area, please check back again at another time or day. La verificación de firmas no se lleva a cabo todos los días, o a todas horas. Si no hay transmisión en vivo o no hay actividad en el área de verificación de firmas, por favor regrese a esta página más tarde u otro día.

Envelope Review Dib-u-eegista Bakhshadda

Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-sig-ver

Envelope review livestream Revisión de Sobres

Dib-u-eegista bakhshadda waa tallaabada labaad ee habka xaqiijinta saxiixa. Marka baakadda warqadda codbixinta loo calaamadeeyo saxiix aanan isku dhigmin, waxaa eegmo kale loogu sameeyaa qeybta Dib-u-eegista Bakhshadda. Envelope review is the second step of the signature verification process. When a ballot packet is flagged for a mismatching signature, it gets another look at Envelope Review.

Kooxdani waxay sameeyaan cilmi baaris dheeraad ah oo ku saabsan saxiixa iyo codbixiyaha si loo hubiyo intaan warqadda codbixinta la xujeeynin ama la aqbalin ka hor, inay jirto caddeyn taageeraysa go'aamintaas. This team conducts additional research on the signature and the voter to ensure that before a ballot is challenged or accepted, there is evidence to support that determination.

Qiyaastii hal ilaa laba boqolkiiba warqadaha codbixinta la soo celiyo doorasho kasta waxay dhibaato ka jirtaa saxiixa, kaas oo loo yaqaan "caqabad." Tani waxay u baahan tahay in codbixiyaha uu xalliyo arrinta intaan la socodsiin warqaddooda codbixinta ka hor. Caqabadaha badankooda waxay ka taagan tahay codbixiyaha oo aanan saxiixin bakhshadda. Saxiixyo badan oo ku yaal bakhshadda ayaan u dhigmin kuwa ku jira faylka. In kasta oo ay jiraan sababo badan oo ay tani ku dhici karto, sababaha caadiga ah waxaa ka mid ah muddada dheer ee ka soo wareegtay tan iyo markii ugu horeysay ee uu codbixiyuhu isku diiwaan geliyay si uu u codeeyo ama codbixiyaha oo qora xarfaha u horeeya ee magaciisa halkii uu ka saxiixi lahaa. Codbixiyeyaasha waxaan kula xiriirnaa warqad, iimeel iyo taleefan iyaga oo wata tilmaamo ku saabsan sidii arrinta loo xalin lahaa, waxayna heystaan inay ku soo jawaabaan ilaa maalinta ka horeyso shahaadaynta natiijada doorashada. Approximately one to two percent of ballots returned in each election have a problem with the signature, which is referred to as a “challenge.” This requires the voter to resolve the issue before their ballot may be processed. The majority of challenges are simply because the voter did not sign the envelope. Many signatures on the envelope do not match what is on file. While there are many reasons this could happen, common reasons include the length of time since the voter first registered to vote or a voter initialing instead of signing. We contact voters by letter, email and phone with instructions on how to resolve the issue and they have until the day before the election is certified to respond.

Dib-u-eegista Bakhshadda lama sameeyo maalin kasta, ama dhammaan saacado walba. Haddii aysan jirin tebin toos ah ama aysan wax hawl ah ka jrin aagga dib-u-eegista bakhshadda, fadlan mar kale dib u eeg wakhti kale ama maalin kale. Envelope Review does not happen every day, or at all hours. If there is no live stream or no activity in the envelope review area, please check back again at another time or day.

Opening Furitaanka

This camera is experiencing technical difficulties Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-sig-ver

Daawo tebinta tooska ah ee furitaanka Tebinta tooska ah ee furitaanka

Opening is a three step process: Furitaanku waa hannaan saddex tallaabo ah:

  1. The security envelope, containing the voted ballot, is removed from the signature envelope and separated. Bakhshadda amniga, ee ay ku jirto warqadda codbixinta, ayaa laga saarayaa bakhshadda saxiixa waana la kala-saara..
  2. Once all signature envelopes have been emptied and set aside, staff open the security envelopes and remove the ballots. Marka dhammaan bakhshadaha saxiixa la faarujiyo oo meel la dhigo, shaqaaluhu waxay furaan bakhshadaha amniga waxayna ka soo saaraan warqadaha codbixinta.
  3. We visually inspect the ballot to determine if the votes as marked by the voter can be properly read by our scanning equipment. Ballots that are physically ready for scanning and tabulation proceed. Ballots with physical damage or unclear voter marks are sent to Ballot Review. Waxaan si muuqaal ah u fiirinaa warqadda codbixinta si aan u go'aamino haddii codadka uu calaamadeeyey codbixiyaha uu si fiican u akhrin karo qalabkeena iskaanka. Warqadaha codbixinta ee muuqaal ahaan diyaarka u ah in la iskaan-gareeyo oo la tiriyo ayaa horey u sii socda. Warqadaha codbixinta ee leh waxyeelada muuqata ama calaamadaha codbixiyaha ee aan kala caddeyn waxaa loo diraa qeybta Dib-u-eegista Warqadda Codbixinta.

Ballot opening does not happen every day, or at all hours. If there is no live stream or no activity in the opening area, please check back again at another time or day. Furitaanka Warqadda Codbixinta lama sameeyo maalin kasta, ama dhammaan saacado walba. Haddii aysan jirin tebin toos ah ama aysan wax hawl ah ka jrin aagga furitaanka, fadlan mar kale dib u eeg wakhti kale ama maalin kale.

Opening Furitaanka

This camera is experiencing technical difficulties Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-sig-ver

Watch opening livestream Daawo tebinta tooska ah ee furitaankara

Ballot Review Dib-u-eegista Warqadda Codbixinta

This camera is experiencing technical difficulties Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-ballot-review

Watch ballot review livestream Daawo tebinta tooska ah ee dib-u-eegista warqadda codbixinta

If there is damage to a ballot or if the voter makes stray marks or corrections, or uses the wrong type of pen, the scanners will not be able to read the ballot. In these cases, teams of two determine if the ballot can be electronically duplicated or needs to be physically duplicated. Teams use the Voter Intent Manual   produced by the Office of the Secretary of State which ensures consistent determination of voter intent. Koox ka kooban min laba qof ayaa si aragti ah u fiiriya warqadda codbixinta si loo go'aamiyo haddii codadka uu calaamadeeyey codbixiyahu uu si fiican u akhrin karo qalabkeena iskaanka. Kooxuhu waxay isticmaalaan Buugga Ujeeddada Codbixiyaha uu soo saaray Xafiiska Xoghaya Gobolka kaas oo hubinaya go'aaminta joogtada ah ee ujeeddada codbixiyaha.

If voter intent cannot be determined by use of the manual or other established directions from the Canvassing Board, ballots are forwarded to the Canvassing Board for final determination. Haddii ujeeddada codbixiyaha aan lagu go'aamin karin iyadoo la adeegsanayo buug-gacmeedka ama tilmaamaha kale ee ay dajiyeen Guddiga Shahaadaynta Doorashooyinka , warqadaha codbixinta waxaa loo gudbiyaa Guddiga Shahaadaynta Doorashooyinka si ay go'aan kama dambeys ah uga gaaraan.

Ballot review does not happen every day, or at all hours. If there is no live stream or no activity in the opening area, please check back again at another time or day. La revisión de boletas no se lleva a cabo todos los días y a todas horas. Si no hay transmisión en vivo o no hay actividad, por favor regrese a esta página más tarde u otro día.

Scanning and Tabulation Iskaan-gareynta iyo Shax-u-sameynta

This camera is experiencing technical difficulties Kaamiradaan waxay hadda qabtaa cillado farsamo.

web-cams-scannning

Watch scanning and tabulation livestream Daawo tebinta tooska ah ee iskaan-gareynta iyo shax-u-sameynta

Once a ballot is ready for tabulation, a machine scans the ballot and stores the images on a secure and closed system. Marka warqadda codbixinta ay diyaar u tahay in la tiriyo, mashiin ayaa iskaan-gareeya oo sawirada ku keydiya nidaam ammaan ah oo xiran.

Tabulation occurs after 8 p.m. on Election Night and results are produced and made public. Scanning and tabulation continue until all eligible votes are counted and the election is certified. The tabulation server is secured in a room that is monitored by security cameras, biometric controlled access and tamper evident seals. Shax-u-sameynta waxaa la sameeyaa 8 p.m. ka dib Habeenka Doorashada oo natiijooyinkana la soo saaraa loona shaaciyaa dadweynaha. Iskaan-gareynta iyo shax-u-sameynta codadka ayaa sii socda ilaa dhammaan codadka u qalma laga tiriyo doorashadana la shahaadeeyo. Kombiyuutarka shax-u-sameynta waxaa si ammaan ah loogu hayaa qol lagala socdo kaamiradaha ammaanka, qalabka gelitaanka suulka la saaro ee hubiya faraha iyo shaabado caddeynaya faragelinta.

Scanning does not happen every day, or at all hours. If there is no live stream or no activity in the scanning area, please check back again at another time or day. Iskaan-gareynta lama sameeyo maalin kasta, ama dhammaan saacado walba. Haddii aysan jirin tebin toos ah ama aysan wax hawl ah ka jrin aagga iskaan-gareynta, fadlan mar kale dib u eeg wakhti kale ama maalin kale.

These webcams are a service provided by King County Elections and are subject to change without notice. Kaamirooyinka tebinta tooska ah looga daawado waa adeeg ay bixisay Doorashooyinka Degmada King waana la beddeli karaa ogeysiis la'aan.

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka
expand_less // https://kingcounty.gov/depts/elections/spanish.aspx