Skip to main content

Warqadaha codbixinta ee ku meel gaarka ah

Warqadaha codbixinta ee ku meel gaarka ah

Provisional ballots Warqadaha codbixinta ku meel gaarka ah
If you want to vote at an accessible voting center but are not on our list of registered voters, you can vote with a provisional ballot. The provisional ballot will be researched to ensure you are eligible to vote before the ballot is counted.

Waxaa jira sababo badan oo codbixiyaha warqadda codbixinta kumeel gaarka ah looga siin karo Xarunta Codbixinta Doorashada Degmada King. Dhammaan warqadaha cod bixinta ku meel gaarka ah waxaa lagu sameyn doonaa baaritaan si loo xaqiijiyo uqalmitaanka codbixiyaha ka hor inta aan warqadda codbixinta la tirin.

Contact us to check the status of your provisional ballot.

Nala soo xariir si aad u hubiso xaaladda warqaddaada codbixinta ee kumeelgaarka ah.

  • E-mail Iimeel: elections@kingcounty.gov
  • Main phone Taleefanka: 206-296-VOTE (8683), adeegyada waxaa lagu heli karaa 120 luuqadood
  • TTY Relay TTY Relay: 711
  • Toll free Wicitaanka bilaashka ah: : 800-325-6165 (loo isticmaalayo wixi ka baxsan furaha wicitaanka 206) 800-325-6165 for use outside the 206 area code

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka
expand_less