Beddel ciwaankayga
Have you updated your residential or mailing address? You can update your registration online or by mail until 8 days before an election or in-person through Election day. Registrations done by mail need to be received, not postmarked, by the 8-day deadline. Ma cusboonaysiisay ciwaankaaga meesha aad degan tahay ama ciwaankaaga boostada? Waxa aad diiwaan gelintaada ku cusboonaysiin kartaa oonleenka ama boostada ilaa 8 maalmood ka hor doorashada ama waxaad ku cusboonaysiin kartaa shakhsi ahaan ilaa iyo Maalinta Doorashada. Diiwaan gelinta lagu sameeyo boostada waa in la helaa, ma aha shaabadda boostada, ka hor 8-da maalin ee kaba dambeysta ah.
There are five easy ways to update your address: Waxaa jira shan hab oo fudud oo aad ku cusboonaysiin karto ciwaankaaga:
1. Online 1. Oonleenka
Update your information online , 24-hours a day at the Secretary of State’s website. You will need one of the following: Oonleenka ku cusboonaysii macluumaadkaaga, webseedka Xoghaya Gobolka 24 saacadood maalintii. Waxaad u baahnaan doontaa mid ka mid ah kuwan soo socda::
- A current Washington State driver license Ruqsada darawalnimada Gobolka Washington ee hada
- A current Washington State ID card Kaarka Aqoonsiga Gobolka Washington ee hadda
2. Email 2. Iimeel
Email our office with the following information: Xafiiskeena iimeel ugu soo dir macluumaadka soo socda:
- Your name Magacaaga
- Date of birth Taariikhda dhalashada
- Old residential and mailing address Ciwaanka meeshii hore ee aad deganayd iyo boostada
- New residential and mailing address Ciwaanka meesha cusub ee aad degan tahay iyo boostada
3. Phone 3. Taleefoon
Contact our office during business hours. Xafiiskeena la xiriir inta lagu jiro saacadaha shaqada.
4. Mail 4. Boostada
Download and print a voter registration form and mail it to King County Elections. Forms are available in many languages. La soo deg oo daabac foomka diiwaan gelinta codbixiyaha oo boosto ugu dir Waaxda Doorashooyinka Degmada King. Foomamka waxaa lagu heli karaa luqado badan.
5. In-person 5. Shakhsi ahaan
You can register to vote in-person at the King County Elections Office in Renton or at a Vote Center. Waxaad shakhsi ahaan isaga diiwaan gelin kartaa si aad u codeyso Xafiiska Doorashooyinka King County ee ku yaala Renton ama Xarunta Codbixinta.
You can also register to vote at one of our community events. Waxaad sidoo kale inaad codeyso iska diiwaan gelin kartaa mid kamid ah munaasabadaheena bulshada.
There are three ways to register to vote with your new county. Waxaa jira saddex hab oo aad iskaga diiwaan gelin karto inaad ka codeyso degmadaada cusub:
1. Online 1. Oonleenka
Update your information online , 24-hours a day at the Secretary of State’s website. You will need one of the following: Oonleenka ku cusboonaysii macluumaadkaaga, barta webseedka Xoghaya Gobolka 24 saacadood maalintii:
2. Mail 2. Boostada
Download and print a voter registration form and mail it to your new county. Forms are available in many languages. Lasoo deg oo daabac foomka diiwaan gelinta codbixiyaha oo boostada ugu soo dir degmada. Foomamka waxaa lagu heli karaa luqado badan.
3. In-person 3. Shakhsi ahaan
Find your county elections department . Hel waaxda doorashooyinka degmadaada.
Register to vote in your new state, then cancel your registration in King County. Is diiwaangeli si aad u codeyso gobolkaaga cusub, kadibna jooji diiwaangelintaada Degmada King.
You can still vote, contact King County Elections to get a ballot. Make sure to update your registration for the next election. Weli waad codeyn kartaa, la xiriir Waaxda Doorashooyinka ee Degmada King si aad u hesho warqadda codbixinta. Xaqiiji inaad diiwaan gelintaada cusboonaysiiso doorashada soo socota.
La Xiriir Waaxda Doorashooyinka
Iimeel: elections@kingcounty.gov
Taleefan: 206-296-VOTE (8683)
TTY: Relay 711
Sign up for email or text notifications