Macluumaadka u qaabaysan nooca mashruuca
Parcel
Address
King County Zoning: does not apply
Development Conditions: does not apply
Water District: does not apply
Sewer District: does not apply
Water & Sewer District: does not apply
Fire District: does not apply
School District: does not apply
Way adkaan kartaa in la raad raaco macluumaadka aad uga baahan tahay Xeerka Degmada King, markaa waxaanu samaynay qoraallo taxane ah iyo wargelin kuwaas oo xoojinaya xeerarka iyo hab-raacyada mawduucyada Ogolaanshaha caadiga ah qaarkood.
Qaar badan oo kuwan ka mid ah waxaa lagu helaa marka la aado bogga Xaashida Macluumaadka Oggolaanshaha iyo Foomamka (Permits Info Sheets & Forms) oo aad ka heli karto liiska alifbeeto ahaan u qaabaysan ee foomamka iyo foomamka u qaabaysan nooca xirmooyinka iyo mashruuca.
Iyadoo hoos lagu xusay, linkiyada waxay ku geyn doonaan bogga aad ka dooran karto macluumaadka ku habboon.
Injineeriyada
Kala duwanaanshaha biyo qalajinta/dusha sare (fiiri Macluumaad 34B)
Wax ka bedelidda khadka xuduudda (fiiri xirmada)
Adeegsiga xuquuqda waddada (fiiri Macluumaad 31)
Kala duwanaanshaha waddada (fiiri Macluumaad 34A)
Kala Qaybinta/Adeegsiga Dhulka
Kala Qaybinta (fiiri Adeegsiga Dhulka - Xirmada Kala Qaybinta)
Kala qaybin gaaban (fiiri Adeegsiga Dhulka - Xirmada Kala Qaybinta Gaaban)
Rezones (fiiri xirmada)
Qaybaha Hoyga Dheeraadka ah ee Deegaanka
Ganacsiyada guriga (fiiri Macluumaadka 43A)
Dhismooyinka beeraha (fiiri Macluumaadka 58)
Fardaha/xoolaha (fiiri Macluumaadka 41A)
Nadiifinta iyo Calaamadaynta
Oggolaanshaha nadiifinta (Fiiri Macluumaadka 28)
Xeerka Siyaasadda Deegaanka ee Gobolka (fiiri xirmada Nadiifinta & calaamadaynta)
Meelaha Halista ah
Magacaabista Goobaha Halista ah
Ka Soo Reebidda Wax Ka Beddelka Goobaha Halista ah (fiiri xirmada)
Dabka
Ogolaanshaha dabka ee dhacdooyinka gaarka ah (fiiri xirmada Oggolaanshaha Dabka)
Shuruudaha gelitaanka dabka (fiiri xirmada Oggolaanshaha Dabka)
Shuruudaha rusheeyaha (fiiri xirmada Oggolaanshaha Dabka)
Rasiidhada degmada dabka (fiiri xirmada Oggolaanshaha Dabka)
Baareyaasha Naqshadaha
Samaynta naqshadda & waxyaabaha loo baahan yahay (fiiri xirmada Computer Aided Design [Naqshadda Lagu Sameeyo Kumbuyuutarka])