Lynnwood Link Connections
Join us at one of our virtual community information sessions
Join King County Metro and Sound Transit for a discussion on the upcoming restructure of Metro bus service in northwest King County in preparation for the expansion of Link light rail to Lynnwood Transit Center.
ከቨርቹዋል ክፍት ቤቶቻችን በአንዱ ይቀላቀሉን። (በእንግሊዘኛ)
Link light rail ን ወደ Lynnwood Transit Center ለማስፋፋት በሚደረገው ዝግጅት በቅርቡ የ Metro አውቶብስ አገልግሎት ላይ በሚካሄደው ውይይት በሰሜን ምዕራብ King County ውስጥ King County Metro እና Sound Transit ን ይቀላቀሉ። እነዚህ ክፍለ ጊዜዎች ስለ ፕሮጀክቱ ለማወቅ፣ መሳተፍ ስለሚችሉባቸው መንገዶች፣ እንዲሁም ጥያቄዎችን ለመጠየቅ እድል ይሰጣሉ። ከቨርቹዋል ኩነቶቻችን በአንዱ ይመዝገቡ እንዲሁም በማህበረሰብዎ ውስጥ የትራንዚትን ነገ ለመቅረጽ ያግዙ።
诚挚邀请您参加我们的任一虚拟开放日活动(英语)。
加入 King County Metro 和 Sound Transit,讨论即将在 King County 西北部开展的 Metro 公共汽车服务的重组相关事宜,以此为 Link Light Rail 至 Lynnwood Transit Center 的扩建工程做好充分准备。这些会议活动提供了一个可以充分了解项目、参与方式以及提出相关问题的绝佳机会。注册我们的任一虚拟活动,助力塑造您所在社区的未来公共交通!
诚挚邀请您参加我们的任一虚拟开放日活动(英文地)。

Participe en una de nuestras jornadas de puertas abiertas virtuales (en inglés).
Únase a King County Metro y a Sound Transit para participar de la reunión sobre la próxima restructuración del servicio de autobuses de Metro en la región noroeste de King County a fin de organizar la expansión de Link light rail a Lynnwood Transit Center. Estas sesiones ofrecen la oportunidad de conocer el proyecto y las maneras de participar, y hacer preguntas. Inscríbase en uno de nuestros eventos virtuales y ayude a forjar el futuro del transporte público en su comunidad.
バーチャルオープンハウスのイベントでお待ちしております(英語)。
Link light railのLynnwood Transit Centerへの延伸に備え、北西King CountyでのMetroバスサービスの再編成についてKing County MetroとSound Transitとの話し合いに是非ご参加ください。今回の一連のセッションを通して、プロジェクトとそれに関与する方法について詳しく知り、質問する機会が得られます。皆さんのコミュニティにある交通機関の将来を創るために、是非バーチャルイベントにご登録ください。ご協力をお願いします。
온라인 오픈 하우스에 참여하세요 (영어 전용).
Lynnwood Transit Center로 Link Light Rail을 확장하기 위한 준비 단계로 북서부 King County의 Metro 버스 서비스 개편을 논의하기 위해 King County Metro 및 Sound Transit에 참여해 주십시오. 이 세션을 통해 프로젝트 및 참여 방법에 대해 알아보고, 궁금한 사항들에 대해 질문하실 수 있습니다. 온라인 세션 중 하나에 참여하여 지역사회 대중교통의 미래 구축을 도와주십시오!
Присоединитесь к нам в один из дней открытых дверей, которые проводятся виртуально (на английском языке)
Присоединяйтесь к дискуссии с King County Metro и Sound Transit о предстоящей реструктуризации автобусного сообщения Metro в северо-западной части King County для подготовки к расширению сети Link light rail до Lynnwood Transit Center. Эти встречи дают возможность узнать о проекте, способах участия, а также задать вопросы. Зарегистрируйтесь, чтобы участвовать в одном из наших виртуальных событий и помочь определить будущее общественного транспорта для своего сообщества.
Nagulasoo biir mid kamid ah kulanadeena furan ee oonleenka ah (Qeybtaan dhexdeeda).
Kusoo biir King County Metro iyo Sound Transit dood ku saabsan dib u nidaaminta adeegyada baska Metro ee waqooyi-galbeed King County si loogu diyaar garoobo balaarinta la filaayo in lagu sameeyo Link light rail oo la gaarsiinaayo Lynnwood Transit Center. Kulanadaan waxay bixinayaan fursad aad xog oga helayso mashruuca, qaabab aad door ugu yeelanayso, iyo inaad na waydiiso su'aalo. Iska diiwaan geli mid kamid ah munaasabadaheena oonleenka ah nagana caawi inaan jihayno mustaqbalka isku socodka bulshadeena.
Samahan kami sa isa sa aming mga virtual na open house (Sa wikang Ingles).
Samahan ang King County Metro at ang Sound Transit sa isang talakayan tungkol sa nalalapit na pagsasaayos sa serbisyo ng bus ng Metro sa hilagang-kanlurang King County bilang paghahanda sa pagpapalawak ng Link light rail hanggang sa Lynnwood Transit Center. Nagbibigay ang mga sesyong ito ng pagkakataong malaman ang tungkol sa proyekto at ang mga paraan kung paano makikisali, at magtanong. Magrehistro para sa isa sa aming mga virtual na kaganapan at makatulong na hubugin ang kinabukasan ng transit (pagbiyahe) sa iyong komunidad.
Hãy tham gia cùng chúng tôi tại một trong những nhà mở trực tuyến (Tiếng Anh).
Tham gia cùng King County Metro và Sound Transit để thảo luận về việc tái cấu trúc sắp tới dịch vụ xe buýt Metro ở tây bắc King County trong công tác chuẩn bị cho việc mở rộng Link light rail đến Lynnwood Transit Center. Những buổi thảo luận này tạo cơ hội tìm hiểu về dự án, những cách thức tham gia và đặt câu hỏi. Đăng ký tham gia một trong những sự kiện trực tuyến của chúng tôi và giúp định hình cho tương lai của phương tiện giao thông công cộng trong cộng đồng của quý vị.
Take our survey by March 10!
የዳሰሳ ጥናታችንን እስከ ማርች 10 ይዉሰዱ!
在 3 月 10 日前完成此項調查!
在 3 月 10 日之前完成我们的调查!
Participe en nuestra encuesta ¡antes del 10 de marzo!
3月10日までに調査にご協力ください。
3월 10일까지 설문 조사에 참여하십시오!
Пройдите наш опрос до 10 марта!
Kaqaybgalka xog aruurinteena ugu danbayn Maarso 10!
Sagutan ang aming survey bago lumipas ang Marso 10!
Thực hiện khảo sát của chúng tôi trước ngày 10 tháng 3!
Iyada oo Link light rail uu gaarayo Lynnwood, mashruuca isku socodka ee Lynnwood Link Connections ayaa wax kaqaban doona baahiyaha isbadelaya ee gaadiidka waxa uuna wanaajin doonaa xulashooyinka dookhyada isku socodka ee bulshooyinka ku dhaqan Waqooyi-galbeed ee King County iyo Koonfur-galbeed ee Snohomish County. Metro waxa ay la kaashaneysaa Sound Transit (Af Ingiriis) iyo Community Transit (Af Ingiriis), oo ay kujiraan la hawl galayaasha kale, si ay isugu dubbaridaan wadooyinka basaska iyadoo lagu saleynayo jawaabcelinta ka timaada bulshooyinka.
Dulmarka guud ee mashruuca
Sanadka 2024 iyo 2025, Sound Transit waxa ay ballaarin doonaan Link light rail si loogu daro afar boosteejo oo cusub oo ku kala yaalla Seattle, Shoreline, Mountlake Terrace, iyo Lynnwood. Marka laga soo tago boosteejooyinka tareenka fudud ee cusub, Sound Transit waxaa laga yaabaa inay badasho route ST 522 Express si la isu waafajiyo adeegga la qorsheeyey ee Bus Rapid Transit oo u dhexeeya Bothell iyo Shoreline billoowga 2024 ama 2025.
Si la iskugu diyaariyo u ballaarinta adeegga Link light rail ilaa Lynnwood Transit Center iyo isbaddelka suurtagalka ah ee adeegga ST 522 Express, si looga jawaabo baahiyaha isku socodka ee isbedbedelaya, loona hagaajiyo helitaanka isku socodka bulshooyinka taariikh ahaan la xaqiro, Metro waxa ay ka bilaabeysaa mashruuca isku socodka waqooyiga King County, guud ahaana u adeegaya bulshooyinka ku dhaqan North Seattle, Shoreline, Lake Forest Park, Kenmore, Bothell, iyo Mountlake Terrace. Mashruucani ayaa keeni doona shabakad isku socod oo la cusbooneysiiyey taas oo isku xireysa Sound Transit Link light rail oona isku dareysa adeegyada Sound Transit iyo Community Transit*. Mashruuca waxaa lagu fulinayaa iskaashi kadhexeeya Sound Transit, Seattle Department of Transportation (SDOT, Waaxda Gaadiidka ee Seattle), City of Shoreline, Community Transit, iyo la hawl-galayaasha kale.
(Ogsoonoow: Community Transit ayaa qaban qaabinaysa sanadka 2024 hannaanka dib u naqshadeynta shabakad gooni ah. Fadlan booqo https://www.communitytransit.org/transitchanges – Af Ingiriis si aad wax dheeraad ah ooga ogaato.
Hiigsiyada mashruuca
Iyadoo loo maraayo mashruuca Lynnwood Link Connections, Metro ayaa dooneysa inay:
- Hagaajiso isku socodka bulshooyinka mudnaanta leh (sida ku qeexan Mobility Framework - Af Ingiriis), kuwaas oo qeyb muhiim ka ah saldhiga macaamiisheena hadda jirta iyo kuwa suurtagalka ah.
- Si sinaan leh ugu wargaliso, ula shaqeyso, una awoodsiiso macaamiisha hadda jirta iyo kuwa suurtagalka ah oo kusafraaya aaga mashruucu kashaqaynaayo.
- Bixiso adeeg isku dhafan kaasoo kajawaabaya balaarinta Link, isbeddelada kajira shabakada gaadiidka iyo baahiyaha bulshada.
- Wanaajiso waxtarka, wax ku oolnimada, waaritaanka deegaanka ee nidaamka gaadiidka.
Dib-u-eegista Saamaynta sinnaanta
Mashruuca Lynnwood Link Connections waxaa kujiri doona daraasada Equity Impact Review (EIR, Dib-u-eegista Saamaynta Sinnaanta) si loo xaqiijiyo in isbeddelada wadooyinka ee lasoo jeediyey ay hagaajin doonaan isku socodka iyo helitaanka gaadiidka ee bulshooyinka taariikh ahaan la xaqiro ee ku dhaqan King County. King County. Waji kasta oo kamid ah hannaanka qorsheynta, Metro waxa ay dib u eegi doontaa xogta farsamada iyo natiijooyinka kayimaada hawlgelinta bulshooyinka mudnaanta leh si loo fahmo saameynta la filayo ee ku aadan bulshooyinka la xaqiro laguna wargeliyo qorshaha go'aanada. Soo koobidda EIR iyo xusuus qorka farsamada waxaa lagula wadaagi doonaa dhammaadka hawlgelinta waji kasta iyada oo la raacaayo qeybta Hannaanka iyo jadwalka ee hoose.
Xogta wadada
Waddooyinkan soo socda waxaa loo sahmin doonaa beddello suurtagal ah oo qeyb ka ah Mashruuca Lynnwood Link Connections.
Wadooyinka Metro: 5, 16X, 20, 28, 64, 65, 67, 73, 75, 301, 302, 303, 304, 320, 322, 330, 331, 345, 346, 347, 348, 372
Wadada Sound Transit Express: 522
Khariiradaha
Khariiradda Aagga Shabakadda ee hadda ee Lynnwood Link Connections
Khariiradda boosteejooyinka Sound Transit (Af Ingiriis):
Soo jeedinnada Wadada
Metro ayaa sahaminaysa marinnada cusub ee baska ee maraaya King County iyo qaybta koonfureed ee Snohomish County, waxaana doonaynaa fikirkaaga.
Khariiradda Aagga Shabakadda Fikradda Wajiga 2 aad ee Lynnwood Link Connections
Wajiga koobaad 1, waxaan fikir toos ah ka helnay xog aruurinnada, Community Based Organizations (CBOS, wada hadallada iyo ururada bulshada u adeegga), iyo fikrado aan ka helnay Partner Review iyo Mobility Boards. Waxaan eegnay fikradaha la dhiibtay, waxaan helnay fikrado guud waxaana soo koobnay 10ka muhiimadood ee soo socda ee loo adeegsaday in lagu abuuro marinnada cusub ee basaska.
![]() |
Waxaan abuuraynaa wadooyinka cusub iyo kuwa la hagaajiyay ee isku xira bari-galbeed. |
![]() |
Waxay baxshaan gaadiid tagaaya/kana imaanaaya xarumaha muhiimka ah, ee bulshada ku salaysan halkaasoo bulshada muhiimada la saraayo joogaan, iyo goobaha leh qorsheyaasha hormarinta guryaha oo badan leh sanadka 2026. |
![]() |
Wanaajinta adeegga gaadiidka habaynkii ee u adeegaaya xarumaha muhiimka ah. |
![]() |
Waxaa la dayactirayaa lana wanaajinaya tirade socdaalka marinnada lagu tago/looga yimaado goobaha waawayn iyo/ama marinnada socdaalka gaadiidka badan maro (RapidRide, Link, Stride BRT, iwm.) |
![]() |
Waxay baxshaan gaadiid tagaaya/kana imaanaaya xarumaha waawayn ee muhiimka ah, ee bulshada ku salaysan halkaasoo bulshada muhiimada la saraayo joogaan, iyo goobaha leh qorsheyaasha hormarinta guryaha oo badan leh sanadka 2026. |
![]() |
Adeegga gaadiidka habaynkii ee u adeegaaya xarumaha muhiimka ah. |
![]() |
Waxay xaqiijinaysaa in kala wareega gaadiidku yahay kuwo raaxo leh, la heli karo, lana isku halayn karo una fudud dhammaan dadka rakaabka ah, gaar ahaanna bulshada muhiimada la saaraayo. |
Baahiyaha dheeraadka ah ee aan maqalnay aana sii wadi doono inaan ku xalino dhexda Metro iyo iskaashatadeena waxaa ku jira:
- Xaqiijinta helitaanka saxda ah ee tagista/ka imaanshaha astaannada
- Kor u qaadista badqabka iyo raaxada astaamaha inta la saaran yahay baska ama tareenka
- Kor u qaadista waqtiga safarka lagu tagaayo/looga imaanaayo goobaha muhiimka ah
Ayadoo lagu salaynaayo baahiyahaan, Metro ayaa abuurtay isbadelladaan marinnada wadada lagu samayn doono. Khariiradaha marinnada lasoo jeediyay iyo faahfaahinta ayaa ku jira xaashi kasta oo hoose:
Haddii aad marto wadadaan: | Isbadelka lasoo jeediyay: | Dib u eegista wadooyinkaan (PDFs): |
5 | 5 | |
16 | 16 | |
20 | 61 | |
28 | 16 28 | |
64 | 65 | |
65 | 65 72 336 | |
67 | 67 | |
73 | 72 65 348 | |
75 | 75 | |
301 | 333 334 336 348 | |
302 | 333 334 336 348 | |
303 | 333 334 336 348 | |
304 | 46 333 | |
320 | 61 322 | |
322 | 322 | |
330 | 72 333 336 | |
331 | 333 334 | |
345 | 46 65 333 | |
346 | 46 65 333 334 336 | |
347 | 334 336 348 | |
348 | 348 | |
372 | 72 324 | |
ST 522 | 522 | |
Link | ![]() |
Hannaanka iyo jadwalka
-
La tashiga Hore ee Xiliga Qaboobaha
-
Wajiga 1 aad Qiimaynta Baahida
Mobility Board waxay mudnaanta siiyaan baahiyaha -
Fikradaha Adeegga Wajiga 2 aad
Mobility Board waxay eegaan soojeedinada -
Wajiga 3 ee Soo jeedinta Adeegga
Mobility Board waxay eegaan soojeedinta kama danbeysta ah -
Dawlada Hoose ee King County
Inta lagu guda jiro hawgelintan wajiga koobaad, Metro waxa ay ku wargelin doontaa dadweynaha guud–oo ay kujiraan rakaabka bulshooyinka saameynta soo gaartay–wixi kusaabsan baaxadda mashruuca iyo aragtida, waxa ayna xog ka aruurinaysaa baahiyaha adeegga ee laga aruurinaayo dadwaynaha, rakaabka iyo saamileeyda muhiimka ah. Xogtan ayaa gacan ka geysan doonta Mobility Board iyo shaqaalaha Metro qabyo–qoraalka adeegga ra'yi celinta dadweynaha inta lagu guda jiro Wajiga 2 aad ee hawgelinta.
Inta lagu guda jro hawgelintan wajiga labaad, Metro waxa ay ku wargelin doontaa dadweynaha guud—oo ay kujiraan rakaabka bulshooyinka saameynta soo gaartay—wixi kusaabsan baaxadda mashruuca iyo argtida waxa ayna la wadaagi doontaa marinnada baska ee lasoo jeediyay oo kusaleysan xogta lagasoo aruuriyey inta lagu guda jiray Wajiga 1-aad. Waxaan ku uruurin doonaa jawaabcelinta ku aadan isbadellada marinka ee lasoo jeediyay si aan wax badan ooga ogaano waxyaalaha ay bulshadu mudnaanta siiso iyo sida ay tahay inay xog ugu helaan marinnada kama danbaysta ah ee qorshaha basaska.
Shaqooyinka loo adeegsaday in bulshada looga waramo fursadaha wada tashiga waxaa kamid noqon kara:
Take our survey by March 10!
የዳሰሳ ጥናታችንን እስከ ማርች 10 ይዉሰዱ!
在 3 月 10 日前完成此項調查!
在 3 月 10 日之前完成我们的调查!
Participe en nuestra encuesta ¡antes del 10 de marzo!
3月10日までに調査にご協力ください。
3월 10일까지 설문 조사에 참여하십시오!
Пройдите наш опрос до 10 марта!
Kaqaybgalka xog aruurinteena ugu danbayn Maarso 10!
Sagutan ang aming survey bago lumipas ang Marso 10!
Thực hiện khảo sát của chúng tôi trước ngày 10 tháng 3!
Ka qaybgal mid kamid ah kulannada bulshada ee soo socda si aad xog badan u hesho aadna ula hadasho shaqaalaha mashruuca oo ka socda Metro iyo Sound Transit.
Waxaan adeegsan doonaa fikirkaaga si aan u abuurno soo jeedinta adeegga baska si loo sameeyo dib u eegista ugu danbaysa 2023.
Wajiga ugu danbeeya ee hawlgelinta, Metro ayaa usoo bandhigi doonta dadweynaha soo jeedinta adeeg ee la cusbooneysiiyey, oo sharraxaya sida talada bulshada oo ka imaanaya Wajiga 2-aad ay saameyn ugu yeesheen cusbooneysiintaan. Waxaan raadin doonaa ra'yi celinta oo kusaabsan hababka aan kusii hagaajineyno soo jeedinta adeegga kahor inta aan la soo gabagabeyn. Ugu danbeyn, waxaan soo koobi doonaa wajiyadii hore ee hawlgelinta iyo horumarka mashruuca, dib u eegi doonaa sida talada bulshada, muhiimadaha iyo mudnaanta usaameysay soo saarista fikradaha iyo qorshaha ugu danbeeya, waxaana sharrixi doonaa wixii tallaabooyin xiga ee khuseeya.
Iska diiwaan geli fariimaha qoraalka ah iyo/ama iimeellada laguusoo diraayo marka Wajiga 3 aad ee xog aruurintu diyaar noqoto.
Sida aad uga qaybgali karto
Wada shaqaynta Bulshada
Iyadoo loo marayo hannaanka hawlgelinta bulshada ee saddex-geesoodka ah, Metro waxa ay diiradda saari doontaa dhageysiga baahiyaha isku socodka, soo ogaanshaha kusaabsan caqabadaha ay la kulmaan rakaabka iyo fursadaha kor loogu qaadayo gaadiidka Waqooyi-galbeed ee King County. Waxaan si joogta ah u ogeysiin doonaa bulshoooyinka maxalliga ah wixi kusaabsan baddelidda xaaladaha ku keenaya caqabado isku socodka, waxaana la sahmin doonaa faa'iidooyinka iyo ganacsiyada dookhyada isku socodka mustaqbalka xubnaha bulshada iyo saamileyda.
Join us at one of our virtual community information sessions
Join King County Metro and Sound Transit for a discussion on the upcoming restructure of Metro bus service in northwest King County in preparation for the expansion of Link light rail to Lynnwood Transit Center.
ከቨርቹዋል ክፍት ቤቶቻችን በአንዱ ይቀላቀሉን። (በእንግሊዘኛ)
Link light rail ን ወደ Lynnwood Transit Center ለማስፋፋት በሚደረገው ዝግጅት በቅርቡ የ Metro አውቶብስ አገልግሎት ላይ በሚካሄደው ውይይት በሰሜን ምዕራብ King County ውስጥ King County Metro እና Sound Transit ን ይቀላቀሉ። እነዚህ ክፍለ ጊዜዎች ስለ ፕሮጀክቱ ለማወቅ፣ መሳተፍ ስለሚችሉባቸው መንገዶች፣ እንዲሁም ጥያቄዎችን ለመጠየቅ እድል ይሰጣሉ። ከቨርቹዋል ኩነቶቻችን በአንዱ ይመዝገቡ እንዲሁም በማህበረሰብዎ ውስጥ የትራንዚትን ነገ ለመቅረጽ ያግዙ።
诚挚邀请您参加我们的任一虚拟开放日活动(英语)。
加入 King County Metro 和 Sound Transit,讨论即将在 King County 西北部开展的 Metro 公共汽车服务的重组相关事宜,以此为 Link Light Rail 至 Lynnwood Transit Center 的扩建工程做好充分准备。这些会议活动提供了一个可以充分了解项目、参与方式以及提出相关问题的绝佳机会。注册我们的任一虚拟活动,助力塑造您所在社区的未来公共交通!
诚挚邀请您参加我们的任一虚拟开放日活动(英文地)。
加入 King County Metro 和 Sound Transit,讨论即将在 King County 西北部开展的 Metro 公共汽车服务的重组相关事宜,以此为 Link Light Rail 至 Lynnwood Transit Center 的扩建工程做好充分准备。这些会议活动提供了一个可以充分了解项目、参与方式以及提出相关问题的绝佳机会。注册我们的任一虚拟活动,助力塑造您所在社区的未来公共交通!
Participe en una de nuestras jornadas de puertas abiertas virtuales (en inglés).
Únase a King County Metro y a Sound Transit para participar de la reunión sobre la próxima restructuración del servicio de autobuses de Metro en la región noroeste de King County a fin de organizar la expansión de Link light rail a Lynnwood Transit Center. Estas sesiones ofrecen la oportunidad de conocer el proyecto y las maneras de participar, y hacer preguntas. Inscríbase en uno de nuestros eventos virtuales y ayude a forjar el futuro del transporte público en su comunidad.
バーチャルオープンハウスのイベントでお待ちしております(英語)。
Link light railのLynnwood Transit Centerへの延伸に備え、北西King CountyでのMetroバスサービスの再編成についてKing County MetroとSound Transitとの話し合いに是非ご参加ください。今回の一連のセッションを通して、プロジェクトとそれに関与する方法について詳しく知り、質問する機会が得られます。皆さんのコミュニティにある交通機関の将来を創るために、是非バーチャルイベントにご登録ください。ご協力をお願いします。
온라인 오픈 하우스에 참여하세요 (영어 전용).
Lynnwood Transit Center로 Link Light Rail을 확장하기 위한 준비 단계로 북서부 King County의 Metro 버스 서비스 개편을 논의하기 위해 King County Metro 및 Sound Transit에 참여해 주십시오. 이 세션을 통해 프로젝트 및 참여 방법에 대해 알아보고, 궁금한 사항들에 대해 질문하실 수 있습니다. 온라인 세션 중 하나에 참여하여 지역사회 대중교통의 미래 구축을 도와주십시오!
Присоединитесь к нам в один из дней открытых дверей, которые проводятся виртуально (на английском языке)
Присоединяйтесь к дискуссии с King County Metro и Sound Transit о предстоящей реструктуризации автобусного сообщения Metro в северо-западной части King County для подготовки к расширению сети Link light rail до Lynnwood Transit Center. Эти встречи дают возможность узнать о проекте, способах участия, а также задать вопросы. Зарегистрируйтесь, чтобы участвовать в одном из наших виртуальных событий и помочь определить будущее общественного транспорта для своего сообщества.
Nagulasoo biir mid kamid ah kulanadeena furan ee oonleenka ah (Qeybtaan dhexdeeda).
Kusoo biir King County Metro iyo Sound Transit dood ku saabsan dib u nidaaminta adeegyada baska Metro ee waqooyi-galbeed King County si loogu diyaar garoobo balaarinta la filaayo in lagu sameeyo Link light rail oo la gaarsiinaayo Lynnwood Transit Center. Kulanadaan waxay bixinayaan fursad aad xog oga helayso mashruuca, qaabab aad door ugu yeelanayso, iyo inaad na waydiiso su'aalo. Iska diiwaan geli mid kamid ah munaasabadaheena oonleenka ah nagana caawi inaan jihayno mustaqbalka isku socodka bulshadeena.
Samahan kami sa isa sa aming mga virtual na open house (Sa wikang Ingles).
Samahan ang King County Metro at ang Sound Transit sa isang talakayan tungkol sa nalalapit na pagsasaayos sa serbisyo ng bus ng Metro sa hilagang-kanlurang King County bilang paghahanda sa pagpapalawak ng Link light rail hanggang sa Lynnwood Transit Center. Nagbibigay ang mga sesyong ito ng pagkakataong malaman ang tungkol sa proyekto at ang mga paraan kung paano makikisali, at magtanong. Magrehistro para sa isa sa aming mga virtual na kaganapan at makatulong na hubugin ang kinabukasan ng transit (pagbiyahe) sa iyong komunidad.
Hãy tham gia cùng chúng tôi tại một trong những nhà mở trực tuyến (Tiếng Anh).
Tham gia cùng King County Metro và Sound Transit để thảo luận về việc tái cấu trúc sắp tới dịch vụ xe buýt Metro ở tây bắc King County trong công tác chuẩn bị cho việc mở rộng Link light rail đến Lynnwood Transit Center. Những buổi thảo luận này tạo cơ hội tìm hiểu về dự án, những cách thức tham gia và đặt câu hỏi. Đăng ký tham gia một trong những sự kiện trực tuyến của chúng tôi và giúp định hình cho tương lai của phương tiện giao thông công cộng trong cộng đồng của quý vị.
Mobility Board
Metro ayaa isku keentay 15 xubnood oo ka socda Lynnwood Link Connections Mobility Board oo si siman u matala kooxaha dadka taariikh ahaan laga reebay wadahadalada go'aan gaarista la xiriira gaadiidka iyo kuwa ay si aan habbooneyn usaameysay go'aanadaan. Doorka koobaad ee Mobility Board waa in wada shaqeyn la yeelato shaqaalaha Metro si loo horumariyo loona nadiifiyo shabakad gaadiid oo isku xiran oo gobolka ah oo ku taala Waqooyi-galbeed ee King County.
Partner Review Board
Marka laga soo tago hawlgelinta gaarka ah ee Metro la leedahay iskaashatada mashruuca iyo saamileyda, Metro waxa ay sidoo kale isugu yeereysaa koox saamiley dibadda ah si ay ugu adeegaan sidii guddi dib-u-eegis fikradeed ahaan, loona yaqaano Partner Review Board. Guddiga waxaa kamid ah wakiilo kasocdo maamullada sharciga iyo machadyada waaweyn ee kujira aagga mashruuca, hogaamiyayaasha ururada bulshada, iyo wakiilo kasocdo iskaashatada hay'adaha gaadiidka. Doorka koobaad ee Partner Review Board waa inay dib-u-eegis kusameeyaan oo ayna faallo kabixiyaan fikradaha adeegga ee ay soo saareen Mobility Board.
Nalasoo Xariir
Iimeel ahaan (luuqada aad doorbido): haveasay@kingcounty.gov
Faalooyin Guud
Hadii aad qabto faalooyin ama fikir guud oo ah adeega Metro, la hadal (206) 553-3000. Adeegyada turjubaada waa la heleyaa!