
Superior Court Clerk's Office
Xafiiska Karaaniga Maxkamadda Sare
Xafiiska Karaaniga Degmada
Maaskaro ayaa la iskaga baahan yahay dhammaan Xarumaha Maxkamada Sare
Qof walba oo soogalaaya qolalka maxkamada, Aagga Dadka lagu sugo, ama Xafiisyada Maxkamada waa inay xirtaan maaskaro haddii ay qaateen ama aysan qaatan talaalka labadaba.
Caawimaad ka helo Xafiiska Karaaniga
Saacadaha Wada sheekeysiga Layfka ah: 8:30 subaxnimo ilaa 4:30 galabnimo. Isniin ilaa Jimco |
Naga soo wac Saacadaha Taleefanka: 9:00 subaxnimo ilaa 4:30 galabnimo. Isniin ilaa Jimco |