Barnaamijka Caafimaadka Xannaanada Carruurta
Barnaamijka Caafimaadka Xannaanada Carruurta (Child Care Health Program, CCHP) waxa uu taageeraa daryeelka ilmaha iyo barnaamijyada waxbarashada hore, waxeyna kor u qaadaa dhaqamada caafimaadka iyo badbaadada ayaka isticmaalaayo la taliyaasha kalkaalisoonyinka, caafimaadka maskaxda, nafaqeynta, iyo waxbarashada.
CCHP waxay siisaa bixiyeyaasha qalab iyo agab ay ka mid yihiin moodeelka siyaasadda caafimaadka, macluumaadka ka hortagga cudurrada la kala qaado, nafaqeynta iyo tilmaamaha cuntada caafimaadka leh, foomamka caafimaadka iyo qorshayaasha daryeelka ee waafaqsan WAC, iyo agabyo kale si kor loogu qaado korriinka iyo dhaqamada caafimaadka ee ubadka. Si loo hubiyo in macluumaadka ay heli karaan inta ugu badan ee bulshooyinka daryeelka ilmaha oo ku nool Degmada King intii suurtogal ah, CCHP waxay haysataa macluumaad iyo agab oo ku qoron luqado kala duwan oo ay ku jiraan muuqaalo iyo codad.
Dhammaan dukumeentiyada iyo foomamka laguma tarjumin af Soomaali, markaa fadlan ku noqo bogga hore ee CCHP si aad u hesho agab dheeraad ah oo ku qoran luqadda Ingiriisiga.
Dukumentiyada iyo foomamka af-soomaaliga
- Tilmaamaha Ilaalinta Qorraxda ee Daryeelka Ilmaha iyo Barnaamijyada Waxbarashada Hore (153 KB)
- Sigaar La'aan, Maya Sigaar (282 KB)
- Ku Ciyaarista bannaanka Cimilada Waqooyi Galbeed (202 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Kareemka Qorraxda (Kareemka Qorraxda Oo Laga Keenay Guriga) (233 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Kareemka Qorraxda (Barnaamij-La bixiyay/Kareemka Qorraxda oo badan) (180 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Boomaatada Gacmaha (73 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Jeermis-reebta Gacmaha (64.6 KB)
- Diiwaanka Shilka/Dhaawac (80.1 KB)
- Diiwaanka Xanuunka (79.5 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Daawada Ilkaha (Daawada ilkaha ee Guriga Laga Keeno) (116 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Daawada Ilkaha Faloorayd (Barnaamij-Bixiyay/Daawo Ilko Jumlo) (126 KB)
- Noocyada Heerkulbeegyada ee loogu talagalay Daryeelka Ilmaha (141 KB)
- Nadiifinta iyo Nadiifinta/Jeermisdilka (79.8 KB)
- Nadiff (59 KB)
- Racci (60.2 KB)
- Wax Ka Ogow Warankiiladaada (185 KB)
- Habraaca Diyaarinta Milanka Biliijka Warankiilada (84.6 KB)
- Habka la isugu Qaso Biliijka Warankiilada (82.5 KB)
- Jeermis ka nadiifinta
- Jeermis dilka
- Jadwalka Nadiifinta (140 KB)
- Nadiifinta Alaabta Carruurtu Ku Ciyaarto Waxay Kahortagtaa (232 KB)
- Xafaayadda Istaagga Habraaca (84.7 KB)
- [VIDEO] 3 Habka Tallaabada loogu talagalay nadiifinta iyo jeermiska
- [VIDEO] Tabobar Video ah oo ku saabsan qasid biliij
- Ilkahaaha Ilaali Caafimaad iyo Farax! (193 KB)
- Daryeelida Ilkaha Carruurta (197 KB)
- Ku Cadayashada Saxanka Faraxalka (326 KB)
- Ku Cadayashada Miiska (299 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Daawada Ilkaha (Daawada ilkaha ee Guriga Laga Keeno) (116 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Daawada Ilkaha Faloorayd (Barnaamij-Bixiyay/Daawo Ilko Jumlo) (126 KB)