Xayawaanka lagu soo helay raadinta
- Русский
- Soomali |
- tiếng việt |
- 中文 |
- english |
Hoos waxaa ku qoran liiska xayawaanka la keenay RASKC iyagoo baadi ah, ama aannu soo qaadnay ayagoo dhintay. Qaar ka mid ah xayawaanka ayaa diyaar u ah in cid kale ay dhaqato waayo muddadii la hayn lahaa wey dhammaatay.
Haddii xayawaanka ka maqan adiga uu ku jiro liiskan, fadlan sida ugu dhakhsaha badan ee suurtagalka ah nooga soo wac (206) 296-7387 (PETS) ama emailka ah LostPets@kingcounty.gov.
Haddii aad soo heshay xayawaanka aan ku jirin liiskan, naga caawi inaanu dib ugu celino milkiilaha adigoo soo gudbinaya warbixinta HELITAANKA Xayawaanka.
All
Dog
Cat
Other
Search for name:
Location: